• Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 25 February 2026
    Feb 25 2026
    Warkii Soomaaliya halkan ka dhegeyso
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    10 Min.
  • Dhimashada Shilalka Waddooyinka oo aad u korodhay iyo khubarada oo ka digey
    Feb 24 2026
    Tirada dhimashada shilalka waddooyinka ee Australia ayaa kor u sii kacaysa. In ka badan kun iyo saddex boqol oo qof (1,300) ayaa ku dhintay waddooyinka Australia sanadkii la soo dhaafay. Bilowga sannadkan cusub ee 2026-na tiryooyinku ma muujinayaan wax horumar ah.
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    11 Min.
  • SBS News Somali: Warka Talaado 24 February 2026
    Feb 24 2026
    Booliiska New South Wales ayaa sheegay inay heleen wax ay aaminsan yihiin inuu yahay maydka nin 85 jir ah oo lagu magacaabi jiray Chris Baghsarian. Saraakiisha dambi-baarista ee kiiska gacanta ku haysa ayaa saaka 8:00 subaxnimo hadhaa bini’aadan ka helay, meel u dhow naadi kubbadda golf-ka ah oo ku yaalla Pitt Town, oo ka tirsan waqooyi-galbeedka Sydney.
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    5 Min.
  • SBS News Somali: Warka Isniin 23 February 2026
    Feb 23 2026
    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Ra'iisal-wasaaraha oo diidey soo-jeedin uga timid mucaaradka, kuna saabsan, in dembi loo sameeyo ciddii qof argagixiso lala xiriiriyey ka caawiya inay dib ugu soo noqdaan dalka.
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    6 Min.
  • SBS Somali Program Friday: Barnaamika Jimce 20 February 2026 oo dhan
    Feb 22 2026
    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii jimcaha 20 February 2026 oo dhammays tiran. Wararkii Australia, caalamka, Soomaaliya iyo warbixinno kale oo faa'iido leh baa ka mid ah.
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    57 Min.
  • Your guide to using sunscreen in Australia - Australia Explained: Wax ka ogow sida kiriimka qorraxda (sunscreen) loogu istimaalo Australia
    Feb 22 2026
    Australia’s sun can be harsh. And sunscreen is one key measure protecting us against harmful sun exposure. We asked three scientists about sunscreen facts, myths and choosing the right products. - Qorraxda Australia aad bay u kulushay. Sunscreenkuna waa mid ka mid ah waxyaabaha muhiimka ah ee la iskaga difaaco. Saddex Saynis-yahan ayaanu weydiinney macluumadka sunscreen-ka, maxaa ka run ah, maxaa khuraafaad ah, sideese loo doortaa nooca kugu habboon?
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    13 Min.
  • #104 Talking about school exams | NAPLAN - Learn English Ep #104: Barnaamijka Baro Ingriisi
    Feb 22 2026
    Learn useful English for talking about school tests, studying, exam pressure, and when you do really well. - Baro sida Ingriisi loogaga hadlo imtixaannada Iskuulka, barashada casharada iyo culaysyada imtixaanka iyo sidoo kale markaad waxbarashada ku wacan tahay ee aad imtixaan ku baasto.
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    12 Min.
  • SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga 20 February 2026
    Feb 20 2026
    Muslimiinta Sydney ayaa Puauline Handson ugu baaqay inay soo booqato xaafadda Lakemba si ay u barato deegaanka. Tan ayaa timid kadib markaa ay Pualine dhowaan sheegtay in aanu jirin Muslim wacani.
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    12 Min.