SBS Somali - SBS Afsomali Titelbild

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

Von: SBS
Jetzt kostenlos hören, ohne Abo

Über diesen Titel

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.Copyright 2025, Special Broadcasting Services Politik & Regierungen Sozialwissenschaften
  • SBS News Somali: Warka Talaado 24 February 2026
    Feb 24 2026
    Booliiska New South Wales ayaa sheegay inay heleen wax ay aaminsan yihiin inuu yahay maydka nin 85 jir ah oo lagu magacaabi jiray Chris Baghsarian. Saraakiisha dambi-baarista ee kiiska gacanta ku haysa ayaa saaka 8:00 subaxnimo hadhaa bini’aadan ka helay, meel u dhow naadi kubbadda golf-ka ah oo ku yaalla Pitt Town, oo ka tirsan waqooyi-galbeedka Sydney.
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    5 Min.
  • SBS News Somali: Warka Isniin 23 February 2026
    Feb 23 2026
    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Ra'iisal-wasaaraha oo diidey soo-jeedin uga timid mucaaradka, kuna saabsan, in dembi loo sameeyo ciddii qof argagixiso lala xiriiriyey ka caawiya inay dib ugu soo noqdaan dalka.
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    6 Min.
  • SBS Somali Program Friday: Barnaamika Jimce 20 February 2026 oo dhan
    Feb 22 2026
    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii jimcaha 20 February 2026 oo dhammays tiran. Wararkii Australia, caalamka, Soomaaliya iyo warbixinno kale oo faa'iido leh baa ka mid ah.
    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    57 Min.
Noch keine Rezensionen vorhanden