QORSHAHA NOLOSHA Ep:1 Titelbild

QORSHAHA NOLOSHA Ep:1

QORSHAHA NOLOSHA Ep:1

Von: Ali Mire Ahmed
Jetzt kostenlos hören, ohne Abo

Über diesen Titel

Waxaa bilowday Podcast Cusub oo Aan ugu Magac bixinay Qorshaha Nolosha ..

Si,guud Ujeedada iyo Hadafka Barnaamijkaani Waxaan rabnaa inaan dhisno ,

Bulsho Fahansan Qorshaheeda Nololeed Si,aan Uga badbaadno Qorxumo Haysata dadkeena taas oo keenta Guuldarooyin waa wayn oo ku yimaada Maaraynta nolosha

iyo Habdhaqanka'

Barnaamijka waxaa daadihinaya Ustaad Ali Mohamed Jama

@gobmedia
Hygiene & gesundes Leben Islam Seelische & Geistige Gesundheit Spiritualität
  • QORSHAHA NOLOSHA
    Jan 4 2024

    Ee Barnaamijka Qorshaha Nolol ee Aynu ku dhisayno Qaabka Aynu U wajahayno Qaab dhismeedka qoyskeena iyo Halkaynu kabilaabayno,Qoys fahansan..

    Qorshaha nololsha waayo hadaynaan,Hayn qoys tababaran oo fahansan dhaqanka iyo diinta Hadii aynaan raadin qof toosin kara qof ama labo waxaa

    inaku adkaanaysa, inaan reer dhan ama Bulsho dhan aynu dhisno

    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    6 Min.
  • QORSHAHA NOLOSHA
    Jan 4 2024

    DESCRIPTION :

    Marka Aad dhisayso qorshaha Nololasha kabilow Bay,adda kugu xeeran sida qoyskaaga

    Ciyaalkaaga iyo Tirarka qoyskaaga soo dhis Marka hore si,aad uhesho Bilow waxku,ool

    ah oo kaa saacidi kara inaad bulsho dhamaystiran oo Aad ushaqayso kadibna aad Abuurto

    Ruux garanaysa Qorshaha nolosha ee u noqon karta Albaab ay kasoo baxaan dad fahansan Qorshe nololeedkooda,,

    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    7 Min.
  • QORSHAHA NOLOSHA
    Dec 27 2023

    Qaybta ugu Horays ee Barnaamijkan waxaa uu Kaga hadlaynaa inaan qofkasta uu Helo qorshe nololeed oo uu kuhagaajin karo ruuxdiisa si uu unoqdo qof isku kalsoon oo lagu dayankaro ilamarkaasna leh Awood qofnimo iyo (Mental) muuqada oo la oran

    karo waa qof wanaagsan oo bulsho Hogaamin-kara''

    Mehr anzeigen Weniger anzeigen
    7 Min.
Noch keine Rezensionen vorhanden